Neurology Department

Providing comprehensive care for conditions affecting the brain, spine, and nervous system with a patient-centered approach focused on accurate diagnosis, personalized care, and long-term support.

Call the Hospital

+252616552120

Conditions We Care For at Mogadishu memorial Hospital

We support patients living with neurological conditions through expert evaluation and individualized care.

Xanuunada aan La tacaalno

Daawaynta Madax xanuunka iyo kalaguurka

Daawaynta Kabaabiyada Gacmaha iyo Lugaha

Daawaynta Afqalooca marxaladkasta

Daawaynta Qalalka iyo Suuxdinta

Frequently Asked Questions

Qalalka Daawo Ma leeyahay?

Inkastoo qalalka uu leeyahay saameyn xoogan lihi, hadana dad badan ayaa ula nool si caadiya iyagoo hela
Daawooyin joogto ah
Hab-nololeed wanaagsan (sida hurdo ku filan iyo cunto caafimaad leh)
iyo taageero bulsho oo dhan walba ah

Hadii heerka hurdo la’anta ay gaarto xad, waxaa noqoneysaa cudur, astaamaheeda waxaa qeyb ah 

1. Noqnoqod ugu yaraan 3 maalin asbuucii

2. in ay soo socotay mudo 3 bilood ah 

3. in hurdo la’aantaasi aysan sabab u aheyn carqalad  , waana marka ay qasab tahay in lala kulmo dhaqtarka neerfaha

Afqalooca intiisa badan waxaa lagula tacaalaa dawo si loo yareeyo caabuqa, waxaa kaloo caawin kara in qofku uu sameeyo jimicsi wajiga ah si awoodii murqaha loo soo celiyo markale
maareynta walwalka, nasiinada iyo daganaashada qofka ayaa qeyb qaata in uu dib usoo kabto

Contact Us

Location

Laamiyaraha Zoobe

Call

+252616552120

Whatsapp

+252616552120

Opening Hours

Morning 8:00AM - Evening 2:00PM

Scroll to Top