Xaqiiqooyin ku saabsan Shaqada maskaxda
Maskaxdu waxay ka masuul ka tahay talaabo kasta ee uu ku qaado jirka. waxay fariin gaarsiisaa xubin walba si ay maamusho dhaqdhaqaaqa, hadalka, afkaarta iyo shucuurta
Maxaa keena Qalalka
Qof suuxay? Ma garan lahayd sidaad u caawin lahayd? Qalalku ma ahan wax laga baqo
in ka badan 50 milyan oo qof ayaa la nool caalamka – balse intee qof baa si dhab ah u fahma cudurkaan oo astaantiisa ugu weyni ay tahay suuxintda
Maxaa sababa Kabaabiyada
Maku baraarugtaa in gacanta, lugta, ama xitaa farahaaga aysan mararka qaar wax u dareemin sidii caadiga ahayd? Dareen la’aantaasi yaabka leh waxaa loo yaqaan kabaabiso