Hadii heerka hurdo la’anta ay gaarto xad, waxaa noqoneysaa cudur, astaamaheeda waxaa qeyb ah
1. Noqnoqod ugu yaraan 3 maalin asbuucii
2. in ay soo socotay mudo 3 bilood ah
3. in hurdo la’aantaasi aysan sabab u aheyn carqalad , waana marka ay qasab tahay in lala kulmo dhaqtarka neerfaha